AMISOM oo ka hadashay xayiraadii Gudoomiyaha aqalka sare ee Garoonka Aadan cadde (Daawo Sawirro)

Waxaa maanta kulan ku yeeshay Magaalada Muqdisho guddoomiyaha Aqalka Sare ee Soomaaliya iyo Madaxa Midowga Afrika ee Arrimaha Soomaaliya, dhowr todobaad kadib markiiĀ  AMISOM garoonka Muqdisho ku xayireen guddoomiyaha Aqalka Sare oo dalka ka dhoofayey. Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi oo ay wehlinayeen labadiisa ku xigeen iyo Madaxa Midowga Afrika Francisco Madeira ayaa waxa ay … Continue reading AMISOM oo ka hadashay xayiraadii Gudoomiyaha aqalka sare ee Garoonka Aadan cadde (Daawo Sawirro)